Wasiirka Qorshaynta Dowladda Soomaaliya oo Garoowe uga qaybgalaya tartan xildhibaan

HomeWararka

Wasiirka Qorshaynta Dowladda Soomaaliya oo Garoowe uga qaybgalaya tartan xildhibaan

Wasiirka qorshaynta ee xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa soo gaaray Garoowe, isagoo u tartami doona kursi ka banaan golaha baarlamaanka

General Odowaa la kulmay Taliyaha Ciidamada Ethiopia
Fallanqayn: Madaxweyne Farmaajo oo Masar uga Qayb Galaya Shir Caalami ah (dhegayso)
MAANHADAL: Doorashooyinka dalka iyo hanaanka loo wajahayo (daawo)

Wasiirka qorshaynta ee xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa soo gaaray Garoowe, isagoo u tartami doona kursi ka banaan golaha baarlamaanka ee Soomaaliya oo uu iska casilay xildhibaan katirsanaa baarlamaanka.

Wasiir Jamaal ayaa ka mid ah xubnaha wasiirada ee ugu firfircoon xukuumadda raysal wasaare Khayre.

Soo dhowayn ayaa loogu sameeyey Garoowe, iyadoo ay ka qaybgaleen dhalinyaro iyo cuqaal Puntland kasoo jeeda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: