Wasiirka Haweenka Puntland oo ka Hadashay Kiiska Gabar sheegtay in uu kufsaday Askari Ciidamadda Puntland Katirsan

HomeWararka

Wasiirka Haweenka Puntland oo ka Hadashay Kiiska Gabar sheegtay in uu kufsaday Askari Ciidamadda Puntland Katirsan

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Maryan Axmed Cali oo Maanta warbaahinta kula hadlaysay Warbaahinta ayaa ka hadashay kiiska g

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabad lagu daahfurayeey guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqa (Sawiro)
Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika kambaska Bosaaso oo maanta u fariistay Imtixaankii Fiinalka (dhegayso+Sawiro

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Maryan Axmed Cali oo Maanta warbaahinta kula hadlaysay Warbaahinta ayaa ka hadashay kiiska gabar 17- sano jir ah oo la sheegay in Boosaaso uu ku kufsaday Askari katirsan ciidamadda Badda Puntland,isla markaana xubinta taranka uu xabad kaga dhuftay.

Wasiir Maryan ayaa sheegtay inay la socdaan kiskaas isla markaana xaaladda gabadha iyo qoyska gabadhaas ay la socdaan falkaas uu geeystay askarigaas,waxayna sheegtay in gabadha xaladeeda cafimaad marki wax looga qaban wayaay Boosaaso iyo Garowe ay u direen magaaladda Muqdisho.

Dhinaca kale Wasiir Maryan ayaa xaqiijisay in ninkaas ay baadi goobayaan Ciidamadda Amaanka Puntland,isla markaana gacanta lagu soo dhigi doono ,iyado sheegtay inay ka xuntahay falkaas lagula kacay gabadhas dhalinyaradda ah.

dhegayso Codka Wasiiradda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: