Siyaasi Jaamac Xirsi oo ka Hadlay Shirkii Madasha Wadatashiga ee Muqdisho (dhegayso)

Siyaasi Jaamac Xirsi oo ka Hadlay Shirkii Madasha Wadatashiga ee Muqdisho (dhegayso)

Siyaasi Jaamac Xirsi Faarax oo xilal kala duwan kasoo qabtay Puntland ,marna soo noqday wasiirka Amniga Madaxtooyada Puntland ee xilligii Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse Xirsi ,Ayaa warraysi uu siiyay Radiyo Daljir kaga hadlay qoddobadii kasoo baxay shirkii Madaxda Maamulgoboleedyada muddo ku siman toddobaadka ka socday Magaaladda Muqdisho.

Jaamac ayaa ku tilmaamay shirkaasi mid ugu natiija fiicna wixii shirar madaxda Soomaalidu yeelanaysay muddooyinkii ugu dambeeyay ,waxaana uu soo jeediyay in qoddobada kasoo baxay meel mar laga dhiggo.

Wariyaheenna Magaaladda Garoowe Axmed Sheekeeye ayuu Khadka telefoonka Garoowe ugu warramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com