Wasiirka Duulista hawada Puntland”Diyaaradda Itoobiyaan Airlines ma noqon doonto mid  gudaha Puntland oo kaliya ka shaqaysa” ee waa mid caalami ah”

HomeWararka

Wasiirka Duulista hawada Puntland”Diyaaradda Itoobiyaan Airlines ma noqon doonto mid gudaha Puntland oo kaliya ka shaqaysa” ee waa mid caalami ah”

Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor ayaa waxaa uu sheegay shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya inay xaq u le

DAALIBAAN: “Waxaan Dib u dhisaynaa Ciidan Qaran oo Iskudhaf ah”
Shacabka Congo oo u dareeray codaynta doorashada madaxwaynaha
Madaxwaynaha Puntland oo wasiiro cusub magacaabay (Akhriso)

Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor ayaa waxaa uu sheegay shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya inay xaq u leedahay inay duulimaadyo toos ah ka bilowdo Puntland iyo caalamka balse aysan jirin wax duulimaadyo gudaha ah oo ay shirkaddu samaynayso.

Wasiirka ayaa dhanka kalle sheegay in go’aanka wasiirka duulista hawada ee dowladda faderaalka uu ahayn mid ka horimaanaya duulimaadyada Puntland ee shirkadda Itoobiyaan Airlines.

Dhanka kalle digniin ayaa waxaa uu udiray shirkadaha diidan hormarka Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Mustafa noor 5 years ago

    ETHIOPIA WAXAY AAD U TAQAAN INAY KA FAA’IIDAYSATO MAR WALBA BURBURKA SOOMAALIDA.
    DHINCA KASTA. XAG DHAQAALE .XAG SIYAASADEED.IYO XAG BULSHABA.
    WAXAY GAADHAY ETHIOPIA INAY AY SI FIICAN U MAAMUSHO
    SIYAASIYIIN ISKU SHEEGA SOOMAALIYEED.
    HADEER WAXAY KU GUULEEYSATAY
    INAY HAWADAADA KA SHAAQAYSATO.

    OGOW HADABA SOOMAALIYOW INAAD MAANGAAB MISKIIN AH TAHAY.
    OO LAGAA HORAYO.

DISQUS: