Shacabka Congo oo u dareeray codaynta doorashada madaxwaynaha

HomeWararka

Shacabka Congo oo u dareeray codaynta doorashada madaxwaynaha

  Codbixiyeyaasha dalka Congo ayaa u dareeray goobaha codbixinta maanta oo Axad ah, taasi oo noqonaysa mid qaabaysa mustaqbalka dalkaasi oo ay

Duqa Degmadda Gaalkacyo oo ka hadlay Arrimo badan ,Hambalyana u diray Madaxweyne deni (dhegayso)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
Yaa dilay Xildhibaan Sir David Amess?

 

Codbixiyeyaasha dalka Congo ayaa u dareeray goobaha codbixinta maanta oo Axad ah, taasi oo noqonaysa mid qaabaysa mustaqbalka dalkaasi oo ay dagaalo sokeeye ey la dageen, inkasta oo ay jirto baqdin la xiriirta qalalaase hareeya doorashada.

 

Malaayiin ka mid ah shacabka dalka Congo ayaa dooranaya hogaamiyaha cusub, kadib markii uu laba sano kahor iska casilay madaxwaynihii wadankaasi .

Doorashadan ayaa fursad u siinaysa shacabka Congo inay arkaan markii u horaysay ee wadankaasi tan iyo xornimada markii uu ka qaatay dalka Biljamka 1960kii kadib awoodda qaab nabad galyo ah la isku wareejiyo.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya inay jirto khataro badan oo dalka uu wajahayo, iyadoo laga walaacsanyahay inuu ku shubto hogaamiyaha hadda xilka ka dagaya Josiph Kabilla.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: