Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo Xilka La Wareegey (dhegayso)

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland oo Xilka La Wareegey (dhegayso)

Wasiirka cusub ee wasaaradda garoomada iyo duulista hawada dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xilka kala wareegey wasiirkii hore ee wasaaraddaasi Xasan Xaaji Siciid.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com