Wararkii Ugu Dambeeyey ee Deegaanka Xeraale (dhegayso)

Wararkii Ugu Dambeeyey ee Deegaanka Xeraale (dhegayso)

Nabadoon Cabdulaahi Axmed Maxamed oo kamid ah waxgaradka deegaanka Xeraale ayaa sheegay in dadkii ku dhaqnaa deegaankaasi ay ka qaxeen dagaalka ka jira awgeed. Nabadoon Cabdulaahi oo Radio Daljir la hadlay ayaa sheegay in wali ay jirto xiisadi dhacday.islamarkaana laguul daraystay daminta dagaalka.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com