Wasiirka degaanka iyo Beeraha Puntland oo Covid-19 u geeriyooday

HomeWararka

Wasiirka degaanka iyo Beeraha Puntland oo Covid-19 u geeriyooday

Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii deegaanka iyo beeraha Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo mudooyinkii u da

Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Casho Sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska ee Qardho (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Alle ha u Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii deegaanka iyo beeraha Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo mudooyinkii u dambeeyey ku xanuun sanayay Muqdisho.

Wasiirka ayaa dhawaan laga keenay Magaalada Garoowe,waxaana sida la sheegay haayay xanuunka Coronavirus,iyada oo xaaladiisa Caafimaad lagula tacaalayay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida wasiirkii deegaanka iyo beeraha Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo u geeriyooday Cudurka COVID-19.

Horay ayaa waxaa Cudurka Coronavirus u geeriyooday wasiiro ka tirsanaa Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, Shacab iyo dad kale,waxaana jira dad weli uu Cudurka haayo oo ku sugan muqdisho iyo gobolada dalka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: