Wasiirka Cafimaadka Puntland oo ka digay khatarta xanuunka Ebola

Wasiirka Cafimaadka Puntland oo ka digay khatarta xanuunka Ebola

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr Jamac Farax Xassan oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir saxaafadeed uu kaga digay khatar ka imaan karta xanuunka Ebola oo dhawaan kiisas laga helay dalka Uganda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com