Ciidanka dowladda oo la wareegay degaano katirsan gobalka Bakool

Ciidanka dowladda oo la wareegay degaano katirsan gobalka Bakool

Ciidanka gara ah ee DDS iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo ALshabaab kala wareegey deegaana hoostaga Degmada Yeed ee Gobolka Bakool.

Wararka ka imaanaya degmada yeed iyo deegaana u dhow ayaa sheegaya in Ciidanka gaarka ah iyo Darwaashiia Koonfur Galbeed oo iskaashanaya ay Alshabaab ka saareen deegaanka Quracle halkaas oo Alshabaab ku lahayeen fariisin .

Hawgalka ayaa sida wararku sheegayaan gaarey deegaana kale oo degmada hoostaga oo dhanka iyo Ethopia iyo Soomaliyaba ku yaala .

Horay ayaa DDS Iyo Maamulka Koonfur galbeed ayaa ugu heshiiyeen hawgallo wada jir ah ka dib booqasho Madaxweynaha Koonfur galbeed uu ku tagey Jigjiga.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com