Wasiirka Arrimaha dibadda Somaaliya oo Shirkadda DP Word ugu baaqay inay ka fiirsato Heshiisyadi Dekaddaha Somaaliya

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaaliya oo Shirkadda DP Word ugu baaqay inay ka fiirsato Heshiisyadi Dekaddaha Somaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wakaalladda Wararka REUT

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’adaha Amniga kulan la yeeshay
Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea iyo La Taliyaha Madaxweynaha Eritrea oo gaaray Muqdisho
Heggan Hadda, Heeggan Mar Walba!

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Xukuumadda Federalka, Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in loo baahan yahay Shirkadda DP World oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka inay dib uga fekeraan Qandaraaska ay la galeen Maamulka Somaliland.

Waxa uu Shirkadda DP World ku booriyey inay DFS la shaqeeyaan, iyadoo aan lagu xad-gudbi Karin Xuduudaha iyo Midnimadda dalka Somalia.

“Waxaan ka codsanaynaa DP World inay dib uga fekeraan Heshiisyadaasi” ayuu yiri Wasiir Axmed Ciise Cawad, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Heshiiska DP World ku horumarinayso Dekedda Berbera xadgudub ku tahay Sharci ahaanta Dowladda Somaalia.

Waxa uu intaasi ku daray inay jiraan Is-faham la’aan iyo Heshiis la’aan aan weli la xalinin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: