HomeWararka

Wasiirka Amniga Jubbaland oo maanta gaaray Ceelwaaq (Sawiro)

Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ah deegaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka amniga Mudane Yusuf Xuseen Cismaan dhuumaal. Sidoo kale waxaa Wasaarada amniga ay halkaas gaysay Ciidamada Jubaland qeybahooda kala duwan si ay qeyb uga qaatan sugida amniga Magaalada iyo goobta ay ka dhacayso doorashada.

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddoomiyaha maxkamadda C.Q. “Sababaha amaan darida Muqdisho waa ciidamadii oo aan loo dirin howlgal iyo …” (dhegayso)
Warbixin: Hor-umarka gobolka Mudug iyo kaalinta Bulshada (dhegayso)

Magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo oo ah deegaan doorashada labaad ee Jubbaland waxaa maanta gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka amniga Mudane Yusuf Xuseen Cismaan dhuumaal.

Sidoo kale waxaa Wasaarada amniga ay halkaas gaysay Ciidamada Jubaland qeybahooda kala duwan si ay qeyb uga qaatan sugida amniga Magaalada iyo goobta ay ka dhacayso doorashada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: