Wasiirka Amniga Jubbaland oo ku Baaqay Dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Wasiirka Amniga Jubbaland oo ku Baaqay Dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)

Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur oo Warbaahinta la hadlayeey ayaa ka hadlay xaaladda Amaan ee degaanadda Dowlad Gobaleedka Jubbaland,isago fah faahiyeey xaladda amaaan iyo xildhibaan lagu dilay maalmo kahor kismaayo.

Wasiirka ayaa sido kale sheegay in jubbaland ay qaadayso dagaal kadhan ah Kooxda Alshabaab,isagoo sheegay in lagu aar gudayo dadki lagu xasuuqay isgooyska zoobe ee Magaaladda Muqdisho.

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com