Wasiiradda qorsheynta & Gashandhiga oo Muqdisho ku kulmay maxay kawada hadleen?

HomeWararka

Wasiiradda qorsheynta & Gashandhiga oo Muqdisho ku kulmay maxay kawada hadleen?

Wasiirka Qorsheynta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhig

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Jaaliyadda Gobalka Sanaag ee Maraykanka oo Ciidamada Jiida Yube ku sugan Deeq garsiyeey (Daawo)
Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Wasiirka Qorsheynta, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga dawladda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji.

Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay wadashaqeynta labada Wasaaradood iyo sidii iskaashi dhinac walbo ah loo abuuri lahaa.

Sidoo kale Wasiir Jamaal ayaa Wasiirka Difaaca ku soo wareejiyay qeybaha kala duwan ee ay Wasaaradda Qorsheynta ka kooban tahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: