Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Safarkiisa Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Safarkiisa Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland C/laahi Xaashi qoob deero oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir aya

Xulashada Daljir & Khadar Cawl, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xafiisyada Madaxtooyada Garoowe (Daawo)

Wasiir kuxigeenka wasaarada Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland C/laahi Xaashi qoob deero oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay kulamo uu kula qaatay Magaalada Gaalkacyo Ha,adaha Caalamiga ah ee deeq bixiya yaasha ah , Waxa uu sheegay in ay u kuur galeen Xaalada dadka Barakacayaasha ah iyagoo balan qaadaya Hay,adihii ay la kumeen in sida ugu dhaqsiyaha badan dadkaasi loogu samayn doono waxyaabaha nolosha Aasaasiga u ah sida ,Biyaha, Caafimaadka, waxbarashada, iyo korontada.

Dhanka kale Wasiirka ayaa waxa uu ka hadlay Amaanka Caasimada Garoowe iyadoo Puntland la filayo Iin 2019 ay ka dhacdo doorashadii Madaxtinimo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: