Arragtida dadweynaha iyo Kobcinta Ganacsiga Haweenka Puntland (dhegayso)

Arragtida dadweynaha iyo Kobcinta Ganacsiga Haweenka Puntland (dhegayso)

Hoyooyinka Soomaaliyeed ayaa kaalin wayn kaga jirra maareenta Nolol maalmeedka Qoysaska Soomaaliyeed ,

Waxaa jira Hooyooyin badan oo sameestay xirfado shaqo balse aan haysan dhaqaale ama cid ku gacan siisa.

Magaalada Garoowe ayaa shalay waxaa lagu soo gaba gabeeyay Madasha Ganacsiga ee Haweenka Soomaaliyeed halkaasi oo ay ku soo bandhigeen Haweenka, Xirfadahooda Ganacsi .

Hadaba sidee loo kobcin karaan Ganacsiga Haweenka ? Waa mowdaaca maanta looga hadlay Barnaamijka Muqaalka Bulshada ,waakuwan Aragtida dadweynaha.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com