Wasiir Hore Aamino: ”Wasiir Khadiijo Ayaa Ciidamo Igu Dalbatay Xili Aan Ku Sugnaa garoonka Koonis ”(dhegayso)

Wasiir Hore Aamino: ”Wasiir Khadiijo Ayaa Ciidamo Igu Dalbatay Xili Aan Ku Sugnaa garoonka Koonis ”(dhegayso)

Amino Maxamed Mursal oo ahayd Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya xiligii dolwadii KMG, aheyd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf kana mid aheyd Baarlamaankii 9,aad ayaa sheegtay in Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ay u adeegsatay ciidamo.

Shir jaraaid oo ay kuqabatay Magaalada Muqdisho ayay ku sheegtay in wasiirka dhalinyarada ay kudalbatay ciidan si ay garoonka ugasaaraan maadaama ay taageero u ahayd kooxda kubada cagta ee k/galbeed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com