Wasiir Dhabancad oo Shir Nabadeed kaga qayb galay Beyra (Daawo)

HomeWararka

Wasiir Dhabancad oo Shir Nabadeed kaga qayb galay Beyra (Daawo)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqradiyeynta DPL Maxamed Dhabancad, iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal Nabaddeed ku tagay Deegan

Wacal Daray ah: Agaasimaha Guud ee Radio Daljir oo isku day dil ka badbaaday
Nabadoono ku Baaqay joojinta Dagaalada Godad (dhegayso)
Maanka Dadwaynaha iyo Warbaahinta Daljir (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuqradiyeynta DPL Maxamed Dhabancad, iyo wafti uu hogaaminayo oo socdaal Nabaddeed ku tagay Deeganka Beyra ee Degmada Gaalkacyo, oo dhawaan ay ka dhacday dhacdo sababatay dhimasho iyo dhaawac oo markeedii hore ka bilaabatay muran ka dhashay deegaamaysi.

Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka ayaa Deegaanka Beyra kaga qayb galay shir u jeedkiisu uu ahaa in lagu xaliyo Xiisadasi oo markeedii hare ka bilaabatay deegaamaysi, waxaana socdaalka Wasiirka ku welinayey Wasiiro, Xildhibaano iyo Maamulka Gobalka Mudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha DPL oo madasha ka hadlay ayaa ugu horeyn umahad celiyey waxgaradka isimada iyo odayaasha deegaanka, sida ay u af-qabteen shaqaaqada ka dhacday muranka ka dhashay Dhul deegaameysiga.

Ugu danbeyn Wasiir Dhabancad ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay si dhab ah uga wada hadlaan sidii loo xalin lahaa dhacdadii dhacaday sidii loo soo afjari lahaa, waxa uuna uu sheegay in Dawladda ay qaadantay doorkii kaga adanaa xalinta khilaafka Dhul Deegaameysiga.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: