Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi Netherlands ka socda

HomeWararka

Wasiir Cawad oo qaabilay wafdi Netherlands ka socda

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa kala hadlay Safiirka Netherlands siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashi wadaagga. Wasiirka Arrimaha Diba

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay Afghanistan iyo daalibaan war cusub soo saartay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa kala hadlay Safiirka Netherlands siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashi wadaagga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Netherlands ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Frans Makken, waxa ayna ka wadahadleen xoojinta xiriirka laba-geesoodka iyo iskaashiga dhammaan dhinacyada ku suntan nafci wadaagga.

Kulanka ayaa lagu fallanqeeyay arrimaha nabadgelyada, socdaalka iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Netherlands, iyo sidoo kale xaaladihii ugu dambeeyay ee ka soo if baxay gobolka iyo dunida inteeda kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: