Wasiir Axmed Karaash oo ka hadlay Dhismayaasha Garoomada Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Axmed Karaash oo ka hadlay Dhismayaasha Garoomada Puntland (dhegayso)

Axmed Cilmi Cismaan Karaash Wasiirka Duuliska Hawadda & Garoomadda Puntland ayaa fah faahin kabixiyaay halku marayo dhismaha Garoonka diyaaradaha Caas

RW Rooble oo la kulmay Danjiraha Qatar Xamza
Doorashada Somaliland Dunidu Way Ku Diirsatay Laakiin Shacbka Way Kala Dishay,
Wacaal Daray ah: Maxkamadda Sare Galmudug oo Xaaf si Rasmi ah u Ridday (Akhri)

Axmed Cilmi Cismaan Karaash Wasiirka Duuliska Hawadda & Garoomadda Puntland ayaa fah faahin kabixiyaay halku marayo dhismaha Garoonka diyaaradaha Caasimadda Puntland ee Garowe,isagoo sheegay in dhawaan xarriga laga jari doono.

Karaash ayaa kormeeray habka ay u socota Dhismaha Garoonka Diyaraha Garowe iyo qaybaha uu ka koobanyahay wuxuuna faah faahin ka bixiyey Safarkii uu ku maray Qaybaha uu ka koobanyahay Garoonkan.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa soo hadal qaaday Hormadda dhinaca Wadooyinka ah ee degmooyinka Puntland ,wuxuuna sido kale ka hadlay Goorta la bilaabayo dhismaha Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo.

Hoos kadhagayso Codka Karaash

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: