Wasiirka Amniga islow :” Sharcigan horgeynaynaa Ciidankii Weraaray Guriga Cabdiqaybid ”

Wasiirka Amniga islow :” Sharcigan horgeynaynaa Ciidankii Weraaray Guriga Cabdiqaybid ”

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Somaaliya Maxamed Abuukar islow oo gordhawayd Warbaahinta la hadlayaay ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono Ciidamadii maanta Weraaray hoyga uu muqdisho ka daganyahay Senator Cabdi qaybdiid.

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarad Amni ka ahaan ay ka xunyihiin Weraarka Xildhibaan Cabdiqaybid oo la sheegay in ciidamo somaali ah oo imaraadka Tababaray ay gurigisa Weraar qorshaysan ku qaadan.

“Ciddii ka danbeysay falka ka dhacay Guriga Senator Cabdi Qeybdiid sharciga ayaa la horkeeni doonaa, sida ugu dhaqsiyaha badan.”ayuu yiri Wasiirka Amniga Maxamed Abuurkar islow.

ilaa hadda majirto Sababta lagu Weraaray guriga uu Muqdisho ka dagaana Xildhibaan Cabdiqaybid ,balse Xildhibaanko Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in jawaab ka sugayo saraakisha Amaanka Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com