Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul Adxaa.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul Adxaa.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo umadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa.

Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah ay fasax yihiin Seddex maalmood oo ka bilaawaneysa maalinta Talaadada ah oo noqoneyso maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa.

Wasaaradda ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeysay inay farxad kula ciidaan qoysaskooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com