Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul Adxaa.

HomeWararka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Ciidul Adxaa.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo umadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adh

Khudbada Musharax Madaxweyne Axmed madoobe oo dhamaystiran
Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Jubbaland?
MUQDISHO: Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyeey Hindise sharciyeedka Socdaalka Soomaliya.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo umadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa.

Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah ay fasax yihiin Seddex maalmood oo ka bilaawaneysa maalinta Talaadada ah oo noqoneyso maalinta kowaad ee Ciidul Adxaa.

Wasaaradda ayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeysay inay farxad kula ciidaan qoysaskooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: