Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga oo ka hadashay baaqashada ciyaartii Finalka degmooyinka (Akhriso)

HomeWararka

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga oo ka hadashay baaqashada ciyaartii Finalka degmooyinka (Akhriso)

Kulan ay isugu yimaadeen Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya, Guddiyada Olimbikada iyo Xiriirada kala duwan ayaa looga hadlay

hay’adda shaqaalaha rayidka ha ee dawladda Puntland oo qaadday Imtixaan toos ah (Interview)
Kenya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Aqbalay in Soomaaliya u dhoofiyaan Jaadka
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kulan ay isugu yimaadeen Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya, Guddiyada Olimbikada iyo Xiriirada kala duwan ayaa looga hadlay baaqashada ciyaartii kama dambeysta aheyd ee tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo habeen hore dib u dhacday, kaddib markii ay korontada ka tagtay garoonka intii ciyaarta socotay

War murtiyeed ka soo baxay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga oo ka koobnaa 9 qodob ayaa looga mahad celiyay wada shaqeynta Wasaaradda la leedahay dowlad goboleedyada iyo xiriirada kubadda cagta mudadii ay jirtay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: