Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo sheegtay inaysan Aqoonsaneyn Natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo.

HomeWararka

Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo sheegtay inaysan Aqoonsaneyn Natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqo

Siyaasiyiin Bosaaso kaga dhawaaqday in Beeshooda ay u doortay kamid noqoshada Baarlamaanka cusub (dhegayso +Sawiro
Madaxweynaha Kenya oo Wasiirka difaaca dalkaas u magacaabay Aadan Barre ducaale
Xaflad ay ku qalinjabiyeen ardayda Jaamacadda Badda Cas (dhegayso | sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo War kasoo saartay Kismaayo ayaa cadeysay ineysan aqoonsaneyn natiijooyinka kala duwan ee kasoo baxay Kismaayo, kuwaas oo tilmaamaya in shaqsiyaad kala duwan mid walba gaarkiisa u sheegto Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland, waxaana dhinaca kale Wasaaradda Walaac ka muujisay dhacdooyinka kasoo cusboonaaday Kismaayo ee ku saabsan Is Caleema saarka baalmarsan habraacyada Doorashooyinka, Dastuurka iyo Shuruucda Dalka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: