Madaxweynaha Kenya oo Wasiirka difaaca dalkaas u magacaabay Aadan Barre ducaale

HomeWararka

Madaxweynaha Kenya oo Wasiirka difaaca dalkaas u magacaabay Aadan Barre ducaale

Aadan Barre Du’caale, ayaa madaxweynaha Kenya u magacaabay Wasiirka difaaca waddankaasi. Hore waxa uu u soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlam

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo lagu xukumay Saddex Sano iyo Lix bilood oo xarig ah (daawo)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Aadan Barre Du’caale, ayaa madaxweynaha Kenya u magacaabay Wasiirka difaaca waddankaasi.

Hore waxa uu u soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, iyadoo sannadkana markale loo doortay xildhibaan Baarlamaan.

Waxaa qeyb ka ahaa siyaasiyiintii sida weyn uga shaqeysay guusha uu doorashada Kenya ka soo hoyiyay madaxweyne William Ruto.

Wasiirka difaaca Kenya ee xilka laga qaaday Monica Juma ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay xilkaasi ku wareejiso Wasiirma cusub ee difaaca dalkaasi Kenya oo laga dhigay mid lamida Soomaalida dalkaasi xilalka ka heysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: