Siyaasiyiin Bosaaso kaga dhawaaqday in Beeshooda ay u doortay kamid noqoshada Baarlamaanka cusub  (dhegayso +Sawiro

HomeWararka

Siyaasiyiin Bosaaso kaga dhawaaqday in Beeshooda ay u doortay kamid noqoshada Baarlamaanka cusub (dhegayso +Sawiro

Siyaasi Yaasiin Cartan Maxamed iyo Cabdi Maxamed Firdhiye oo ka soo jeeda mid kamid ah beelaha dagan gobolka Bari  ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan (Dhegayso)
Maxaa looga hadlay shirki amniga gobalka bari?
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah

Siyaasi Yaasiin Cartan Maxamed iyo Cabdi Maxamed Firdhiye oo ka soo jeeda mid kamid ah beelaha dagan gobolka Bari  ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa ay  ku qabtay xaflad ay ku shaacinayeen in beesha ay ka soo jeedaan ay udooratay in ay kamid noqdaan xubnaha Baarlamaanka cusub sida ay iyagu sheegeen  .

Puntland ayaa sanadkan xubnaha cusub ee baarlamaanka ka mid noqonaya waxaa lagu soo xulayaa nidaamkii hore ee qabaa ,ilka ahaa waxaana maalmahan socday is qab qabsi ka dhex taagnaa beelaha soo xulaya xubanahan .

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaan magacaabin ilaa iyo haatan gudigii xalinta khilaafaadka  doorashada .

Warbixintan waxaa Bosaaso ka soo jeedinaya  wariye C/xakiin Cawil .
Dhegayso.

 

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: