Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in dhoofinta Xayawaanka Diinka ay tahay Xaaran (dhegayso)

Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in dhoofinta Xayawaanka Diinka ay tahay Xaaran (dhegayso)

Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa ka digtay dabargoynta lagu hayo Xayaanka Diinka ee maalmihii la soo dhaafay lagu kala iibinayay qeybo ka mid ah Dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaannada Xoolaha Soomaaliya Maxamed Cumar ayaa sheegay in ay dambi tahay in la dhoofiyo Xayawaankaas.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Yuusuf irshaad ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com