Somaliland oo ka digtay Xaflado lagu Xusayo Sanadka Cusub 2018 (dhegayso)

HomeWararka

Somaliland oo ka digtay Xaflado lagu Xusayo Sanadka Cusub 2018 (dhegayso)

Wasiirka diinta iyo awqaafta Maamulka somaliland sheekh Khaliil Cabdulaahi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay howlgal malmahan

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Duullaanka Somaliland waa mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka Puntland” (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Wasiirka diinta iyo awqaafta Maamulka somaliland sheekh Khaliil Cabdulaahi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa ka hadlay howlgal malmahan ciidamada somaliland timaha kaga jarayeen dhalinyarada la sheegay inay u jarteen qaab anshax xuma ah.

Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaas uu socdo ,isla markaana lala dagaalami doono dhalinyarada sida khaldan u jarta.

Sido kale wasiirka ayaa uga digay shacabka Somaliland inay qabtaan xaflado lagu waaweynayo sanadka cusub ee caawa dhalan doona ee 2018.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: