Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in dhoofinta Xayawaanka Diinka ay tahay Xaaran (dhegayso)

HomeWararka

Wasaarada Xanaanada Xoolaha DFS oo sheegtay in dhoofinta Xayawaanka Diinka ay tahay Xaaran (dhegayso)

Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa ka digtay dabargoynta lagu hayo Xayaanka Diinka ee maalmihii la soo dhaafay lagu kala iibinayay qeybo ka

Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa ka digtay dabargoynta lagu hayo Xayaanka Diinka ee maalmihii la soo dhaafay lagu kala iibinayay qeybo ka mid ah Dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaannada Xoolaha Soomaaliya Maxamed Cumar ayaa sheegay in ay dambi tahay in la dhoofiyo Xayawaankaas.

Wariyaha Radio Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Yuusuf irshaad ayaa Muqdisho kaso diray Warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: