Wasaarada waxbarashada DFS oo sheegtay in ay la soo wareegayso Iskuulada ku yaala  maamul goboleedyada dalka

HomeWararka

Wasaarada waxbarashada DFS oo sheegtay in ay la soo wareegayso Iskuulada ku yaala maamul goboleedyada dalka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in uu socdo qorshe ah sidii ay Dowladda Soomaaliya ula so

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Amiirka Sacuudiga oo mooshin laga gudbiyeey
Wacaal Darey ah: Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in uu socdo qorshe ah sidii ay Dowladda Soomaaliya ula soo wareegi lahayd Iskuulada dowladda , ee ku yaalla deegaanada Dowlad Goboleedyada dalka .

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya mudane Goodax Bare ayaa sheegay in ay jiraan wadahadallo u socda Dowlad Goboleedyada iyo Wasaarada Waxbarashada oo ku aadan sidii ay uga caawin lahaayeen inay la wareegaan Iskuuladaas.

Dowladda ayaa dhawaan la soo waregtay 24 dugsi oo ku yaalay Magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: