Shirka Golaha iskaashiga dowladd goboleedyada oo  Garoowe ka furmaya iyo qaban qaabada oo socota  (Sawiri)

HomeWararka

Shirka Golaha iskaashiga dowladd goboleedyada oo Garoowe ka furmaya iyo qaban qaabada oo socota (Sawiri)

Magaalada Garoowe ayaa todobaadkan gudihiisa waxaa lafilayaa in uu ka furmo shirkii Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada dalka oo u shirgudoomiyo Mad

Afhayeenkii Golaha Iskaashiga Dowlad gobaleedyadda oo Iscasilay
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (daawo)
Ciidamo kenyaan ah oo isaga baxay gobalka Gedo degmooyin ka tirsan

Magaalada Garoowe ayaa todobaadkan gudihiisa waxaa lafilayaa in uu ka furmo shirkii Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada dalka oo u shirgudoomiyo Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas.

Shirka ayaa lagu gorfayn donaa khilaafka udhexeeya Madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Soomalaiya iyo sidii xal loogu heli lahaa khilaafka soo jiitamayay mudada dheer .

Wararka uu helayo radio Daljir ayaa sheegaya in magaalada Garoowe maanta ay ku soo wajahan yihiin Madaxweyne yaasha maamul goboleedyada  Koonfur galbeed , Galmudug,  iyo Jubaland .

Shirka ayaa lagu wadaa in u furmo 20-23-10-2018

Shrkan ayaa lagu waday in uu furmo 10-ka bishan  balse waxa uu ubaaqday arimo farsamo .

Dowladda Soomalaiya ilaa haatan kama aysan hadlin shirkan la qorshaynayo in uu Garoowe ka furmo .

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: