Wasaarada degaanka Puntland oo shacabka uga digtay robaab ku soo wajahan Puntland (dhegayso)

Wasaarada degaanka Puntland oo shacabka uga digtay robaab ku soo wajahan Puntland (dhegayso)

Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in roobab mahiigaana ay ku soo fooleeyihiin deegaanada Puntland ku waasoo khasaare u geysan kara Xoola dhaqatada iyo Beeraleyda ku nool deegaanada ay Roobabku kusoo fooleeyihiin ,

Marwo faaisa Cali Ismaaciil wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland ayaa Warbaahinta Daljir iga warantay Digniinta Wasaaraddu soo saartay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com