Wasaarada degaanka Puntland oo shacabka uga digtay robaab ku soo wajahan Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Wasaarada degaanka Puntland oo shacabka uga digtay robaab ku soo wajahan Puntland (dhegayso)

Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in roobab mahiigaana ay ku soo fooleeyihiin deegaanada Puntland ku waasoo k

Nuagaal :Xoolo dhaqato daadku uu kala tagy 600 oo neef oo Ari ah (dhegayso)
Musharax Madaxweyne Shoortaaye oo MN lagu soo dhaweyeey
Maxaa kasoo baxay shirkii Beesha Caalamka iyo madaxweyne Farmaajo? (Akhriso)

Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland ayaa sheegtay in roobab mahiigaana ay ku soo fooleeyihiin deegaanada Puntland ku waasoo khasaare u geysan kara Xoola dhaqatada iyo Beeraleyda ku nool deegaanada ay Roobabku kusoo fooleeyihiin ,

Marwo faaisa Cali Ismaaciil wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka beeraha iyo isbedelka cimilada Puntland ayaa Warbaahinta Daljir iga warantay Digniinta Wasaaraddu soo saartay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: