Wasaarada Amniga Puntland oo amar dul dhigtay beelihii ku dagaalamay degmada Iskushuban ee gobolka Bari (Akhriso)

Wasaarada Amniga Puntland oo amar dul dhigtay beelihii ku dagaalamay degmada Iskushuban ee gobolka Bari (Akhriso)

War qoraal ah oo maanta kasoo baxay xafiiska Wasiirka amiga Puntland Cabdisamad Galalan ayaa lagu sheegay in beelihii dhawaan ku dagaalamay degmada Iskushuban ee gobolka Bari ay dhaqan galiyaan go’aanadii lagu gaaray degmada taas oo lagu joojinayay colaadii labad dhinac.

Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in gogosha dib u heshiisiinta labadan beelood la dhigay deegaanka Cammaan ee degmada Iskushuban.

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com