WARMURTIYEED: Shirka iskaashiga Puntland & Galmudug

WARMURTIYEED: Shirka iskaashiga Puntland & Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor ayaa si wadajir ah u Shir-guddoomiyey Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ka furmay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

Labada Madaxweyne ayaa Markii kulanku dhammaaday wadajir ula hadlay Warbaahinta, waxaana ay muujiyeen sida labada Dowladood diyaar ugu yihiin inay iska kaashadaan dhinac walba sida amniga iyo la dagaalanka argagixisada iyo guud ahaan samatabixinta Soomaaliya sida isu soo dhoweynta dhinacyada ku kala aragti duwan Doorashada iyo in xal loo helo arrimaha taagan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com