WARMURTIYEED: Shirka iskaashiga Puntland & Galmudug

HomeWararka

WARMURTIYEED: Shirka iskaashiga Puntland & Galmudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor ayaa si wadajir ah u Shir-guddoomi

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo la kulmay Wafdi ka socda Turkiga
Sare ukac kuyimid qiimaha lakala siisto xoolaha ee seylada Bosaaso (dhegayso)
Wacaal daray ah: Aqalka sare oo ka horyimid go’aanki Barlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor ayaa si wadajir ah u Shir-guddoomiyey Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo ka furmay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo.

Labada Madaxweyne ayaa Markii kulanku dhammaaday wadajir ula hadlay Warbaahinta, waxaana ay muujiyeen sida labada Dowladood diyaar ugu yihiin inay iska kaashadaan dhinac walba sida amniga iyo la dagaalanka argagixisada iyo guud ahaan samatabixinta Soomaaliya sida isu soo dhoweynta dhinacyada ku kala aragti duwan Doorashada iyo in xal loo helo arrimaha taagan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: