Sare ukac kuyimid qiimaha lakala siisto xoolaha ee seylada Bosaaso (dhegayso)

Sare ukac kuyimid qiimaha lakala siisto xoolaha ee seylada Bosaaso (dhegayso)

Qimaha xoolaha ee seylada Bosaaso ayaa heerkii ugu sareeyay gaaray , waxaana yaraaday xoolohii ka iman jiray gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya ee loo soo iib geynjiray  magaalada Bosaaso .

Sare ukaca ku yimid qiimaha xoolaha ayaa loo sababeenayaa  xoolaha oo laga keeno gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya .

 

wariyaha Daljir ee Bosaaso C/xakiin Cawil ayaa booqday seylada oo warbixintan ka diyaariyay.

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com