Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

HomeWararka

Warmurtiyeed laga soo saaray shirkii Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa goor dhow war murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib shir u socday lix maalmood oo ay ku yeesheen

Garoowe lagu qabtay Munaasabada shaahaado siinta ururada siyaasadda Puntland
Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb oo dib loo furay iyo ciidamadii ku sugnaa oo laga qaaday
Shacabka Muqdisho oo tageero u muujiyeey Madaxweynaha dalka Turkiga oo markale sharaxan

Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa goor dhow war murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib shir u socday lix maalmood oo ay ku yeesheen Muqdisho.

War murtiyeedka ka soo baxay Musharaxiinta ayaa lagu dalbaday in lakala diro Guddiyada doorashada, maadaama ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan qalabka sida.

Sidoo kale war murtiyeedka Musharaxiinta ayaa lagu baaqay in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto Teendhada Afisyooni ee garoonka diyaaradaha, ayna goobjoog ka ahaadaan Musharaxiinta, Beesha Caalamka iyo Ciidamada Amniga.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: