Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo geyeey Muqdisho

Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo geyeey Muqdisho

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen , xilli ay marayeen duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Wararka aan helay ayaa sheegaya in xaaladda Wariyaasha ay hadda tahay mid ka wanaagsan sidii hore, iyada oo la Dhigay mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hore ugu balanqaaday wariyaasha in ay heli doonaan baxnaano caafimaad oo aad u Wanaagsan kaas oo maanta u bilowday Fulintiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com