Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo geyeey Muqdisho

HomeWararka

Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo geyeey Muqdisho

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolony

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya
Waxgaradka Degmadda Buursalax ee Gobalka Mudug oo Ka Hadlay Robaab Ka da’aay Gobalka Mudug (dhegayso)

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen , xilli ay marayeen duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Wararka aan helay ayaa sheegaya in xaaladda Wariyaasha ay hadda tahay mid ka wanaagsan sidii hore, iyada oo la Dhigay mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hore ugu balanqaaday wariyaasha in ay heli doonaan baxnaano caafimaad oo aad u Wanaagsan kaas oo maanta u bilowday Fulintiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: