Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo badan oo falxumada kufsi la xiriirta siiba magaalada Galkacyo kuwa ka dhacay.

Haddaba warbixintaan oo ah middii ugu dambaysay taxanayaashaasi waxaan uga hadlaynaa sida wax looga qaban karo falxumada kufsi.

Cabdifitaax Cumar Geeddi ayaa diyaarshay, soona jeedinaya.

halkan kadaawo taxanaha warbixinti kufsiga iyo dilka caasho ilyaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com