Warbixin lagu Falaanqaynayo Shirka Soomaaliya ee London (dhegayso)

HomeWararka

Warbixin lagu Falaanqaynayo Shirka Soomaaliya ee London (dhegayso)

Bishaan 5aad ee aynu kujirno 11-keeda ayaa waxaa magaalada London ka furmaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaalida, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay dowladda Ingiriiska waxaana ka qaybgalaya madaxda dowlada fadaraalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka. Hadaba maxaa loogahadlayaa shirkaasi ? Waxaa warbixintan inooga diyaariyay wariye xasan heykal oo kusugan xarunta daljir bosaaso. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5911f3a20301005168a8ae76/Warbixinta+Shirka+landan++Xasan+heykal+Bosaaso+9-5-2017.mp3

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
“Waxa uu doortay in si isxilqaan ah uu bulshadiisa u adeego” (Warbixin)
Juxa: “In reer Puntland talo buuxda & wadatashi ka yeeshaan hannaanka dowladnimo ee dalka waa dood loo baahnaa

Bishaan 5aad ee aynu kujirno 11-keeda ayaa waxaa magaalada London ka furmaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaalida, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay dowladda Ingiriiska waxaana ka qaybgalaya madaxda dowlada fadaraalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.

Hadaba maxaa loogahadlayaa shirkaasi ? Waxaa warbixintan inooga diyaariyay wariye xasan heykal oo kusugan xarunta daljir bosaaso.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • c.karim axmed 7 years ago

    waa shir u horseedi kara dalka hor mar
    waxaana ka rajeynynaa ififalo wngsn

  • Shirka London ee Somalida waxa uga fiican inay iyagu dalkooda kuwada hadlaan kuna heshiiyaan hadii kle waxba maso kurdhinaayo

DISQUS: