Warbixin lagu Falaanqaynayo Shirka Soomaaliya ee London (dhegayso)

Bishaan 5aad ee aynu kujirno 11-keeda ayaa waxaa magaalada London ka furmaya shirka looga hadlayo arrimaha Soomaalida, waxaana shirkaasi soo qaban qaabisay dowladda Ingiriiska waxaana ka qaybgalaya madaxda dowlada fadaraalka soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.

Hadaba maxaa loogahadlayaa shirkaasi ? Waxaa warbixintan inooga diyaariyay wariye xasan heykal oo kusugan xarunta daljir bosaaso.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Warbixin lagu Falaanqaynayo Shirka Soomaaliya ee London (dhegayso)”

  1. c.karim axmed

    waa shir u horseedi kara dalka hor mar
    waxaana ka rajeynynaa ififalo wngsn

  2. Shirka London ee Somalida waxa uga fiican inay iyagu dalkooda kuwada hadlaan kuna heshiiyaan hadii kle waxba maso kurdhinaayo

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com