Warbixin: Heshiiskii Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

Warbixin: Heshiiskii Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

Waxaa shalay heshiis ku gaaray magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug Puntland iyo Galmudug oo horay dagaalo ay u dhexmareen.

Heshiiska oo taabanaya nabad ku wada noolaashada iyo kahortagidda dhibaatooyinka soo noqnoqday ayaa waxaa ka qaybgalay wakiilo kasocday bulshada iyo madaxwayne kuxigeenada Puntland iyo Galmudug oo matalayay labada maamul.

Hoos kadhagayso warbixin uu ka sameeyey wariye Zubayr Sheekh Cabdi.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com