Warbixin Geeska Afrika iyo danaha is hardinaya ee Mareykanka iyo Shiinaha (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Warbixin Geeska Afrika iyo danaha is hardinaya ee Mareykanka iyo Shiinaha (dhegayso)

Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda mid galay marxalad siyaasadeed oo cusub, aan se la hubin cidda haysa hoggaanka isbaddalka iyo saamaynta isbaddalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Radio Daljir uga Warramey Doorka Nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)
Wacaal daray ah: Turkiga oo soo bandhigay Muqaal Meydka Kashoggi oo la jarjarayo
Maxaad ka taqaan ciidamada PSF mise run baa in Taliye Assad Cismaan yahay musharrax Madaxweyne Puntland (dhegayso)

Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda mid galay marxalad siyaasadeed oo cusub, aan se la hubin cidda haysa hoggaanka isbaddalka iyo saamaynta isbaddalkaas uu ku yeelano danaha siyaasadeed ee is riixaya una dhexeeya Mareykanka iyo Shiinaha, iyo horgalayaasha lagu tuhmayo in ay matalaan danaha shisheeye ee gobolka, ayna ugu horreyso dowladda Imaaraadka Carabta.

Hoos kaga bogo warbixin danaha iska soo horjeeda ee quwadaha adduunka iyo kulanka saddex-geesoodka ee madaxweynayaasha Soomaaliya, Eriteriya iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: