Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Radio Daljir uga Warramey Doorka Nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Radio Daljir uga Warramey Doorka Nabadeynta Gaalkacyo (dhegayso)

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Somaliya Gen. C/wali Jama Cabdulle “Gorod” oo maanta wareysi siiyey Radio Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha lagu nabadaynayo magaalada Galkacyo oo muddooyinkanba ay ku hawlanayd dawladda federalka ah ee Somaliya.

Gen. Gorod oo ka mid ah waftiga madaxweynaha Somaliya oo booqashada ku jooga deegaanada Galmudug ayaa magaalada Cadaado ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com