Waraysi: Xaaladda Jigjiga oo deggan kaddib dibadbaxyadii shalay (dhegayso)

Waraysi: Xaaladda Jigjiga oo deggan kaddib dibadbaxyadii shalay (dhegayso)

Isku socodka ganacsiga iyo gaadiidka ayaa dib u soo laabtay ka dib dibadbaxyadii shalay ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka DDSI.

Wariyaha Daljir ee Jigjiga ayaa kawaramaya  wararkii ugu dambeeyay ee gobolka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com