Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa markii ugu horaysay burisay amar aan la ogayn meel uu ka soo baxay oo lagu xiray wariye Cumar Siciid Maxamed (Cumar Dheere) oo muddo 6 cisho ah ku xirnaa xabsi magaalada Garoowe.

Hadaba si aan u ogaano marxaldihii siideynta wariye Cumar Dheere ayaan waxaan arrinka ka waraysanay Maxamed Maxamuud Welkam, Guddooomiye kuxigeenka Ururka Suxuufiyiinta Puntland ee MAP.

Welkam waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com