Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya  Cabdifataax Cumar Geeddi. qodobada ugu waawayn.

  • Jahwareer siyaasadeed oo ka oogan maamulka Hirshabelle
  • Sheekh Mukhtaar Roobow oo maanta tagay Muqdisho
  • Maxay saamayn ah oo ay ku keeni kartaa soo gelitaanka Roobow dagaalada Al-shabaab?
  • Heerka awooodda garsoorka Puntland

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1